Axad, Bisha Labaad 07, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 08:45

    War

    Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 59aad: Cali Dhuux

    Qeybtan waxay ku saabsan tahay nin aan dan ka gelin xeerkii culimadii iyo bulshadii hore ee Soomaalida ee iska ilaalinta dhaca iyo habaarka.

    Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 59aad: Cali Dhuux
    Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 59aad: Cali Dhuux

    Wararka Kale

    Qeybtan waxay ku saabsan tahay nin aan dan ka gelin xeerkii culimadii iyo bulshadii hore iyo habaarkoodii, kaasoo ah Cali Dhuux.

    Axmed Faarax Cali (Idaajaa) ayaa inoo soo diyaariyay, isagaana halkan ka soo jeedinaya.

    Madashan waa la xiray
    faallooyinka
         
    Qeybtan faallo kuma jirto. Noqo qofka ugu horreeya ee halkan faallo ku qora
    QUBANAHA

    QUBANAHA