Dhaqanka iyo Hiddaha Qaybtii 11-aad (Suugaantii gobonimodoonka Q-2aad)
Waa qeybtii kow-iyo-tobnaad ee dhaqanka iyo hiddaha. waana qeybtii labaad ee suugaantii la tiriyay xilligii gobonimadoonka.
Dhaqanka iyo Hiddaha Qaybtii 11-aad (Suugaantii gobonimodoonka Q-2aad)
Waxaa la Cusboonaysiiyay 24.06.2010 03:00
Barnaamijka oo uu soo diyaariyo suugaan uruuriyaha Axmed Farax Ali Idaajaa, waxaa uu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xilligii gobonimo-doonka Soomaaliya.
Qeybtan oo ah tii labaad, waxay ka hadlaysaa sheekooyin la xiriiray halgankii gumeysi diidka ahaa iyo kaalintii ay maanso-yahanadu ka qaateen gobaabinta dadka, iyagoo si aan toos ahayn dadka ugu sheegi jiray dhibaatooyinka gumeystuhu ku hayay dadka Soomaalida.