Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Booqashada Wafdiga Dawladda ee Dhadhaab


R/W Sharmarke
R/W Sharmarke

Wafdi sare oo ka socda dawladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ay ka mid yihiin wasiiro, xildhibaano iyo madaxdaweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islama ayaa shalay booqday xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Hoos ka dhagayso warbixin uu weriyahayaga Maxamed Faarax Shire oo la socday uu nooga soo diray Dhadhaab.

Sidoo kale waxaad dhagaysan kartaa waraysi uu Haaruun Macruuf la yeeshay Axmed-Daahir Cabdikariim Nuur Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliya oo ka mid ahaa wafdigaasi.

Booqashada Sharmarke
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:28 0:00

XS
SM
MD
LG