Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:42

War / Caalamka

Ciyaaraha Olombikada oo London ka Furmay

Qiyaasta qoraalka - +
VOA Somali

Magaalada London ayaa waxaa si rasmi ah uga furmay ciyaaraha olombikada ee 2012.


Boqorada Britain Queen Elizabeth ayaa furtay munaasabadda furitaanka olombikada oo ka dhacday garoonka olympic Park oo ku yaalla bariga London. Kumanaan dad ah ayaa ka qeybgalay furitaanka.


Furitaanka waxaa lagu soo bandhig bandhig qurux badan oo ka sheekaynaya marxalladihii ay Britain soo martay.
Fannaanka caanka ah ee Paul McCartney ayaa la filayaa inuu ka heeso furitaanka ciyaaraha olombikada. .

 

 

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid