Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 07:20

War

Chelsea oo ku Guuleysatay Horyaalka Europe

Didier Drogba
Didier Drogba
Qiyaasta qoraalka - +

Ciyaartii finalka koobka kooxaha horyaalada qaaradda Yurub oo ay kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich ay yeesheen galabta ayaa waxaa 3-4 gool ku laad ah ku adkaatay kooxda Chelse.

Ciyaarta oo waqtigii caadiga ahaa ee loogu talagalay iyo waqtigii lagu darayba ay labada koox isku mari waayeen bar bar dhac ayaa waxaa rigoorayaal loo dhigay ay kooxda Chelsea dhalisay afar rigoore halka Bayern Munichna ay dhalisay sadex gool

labada kooxood waxey iska cuneen gool ku laadyo.

Ciyaaryahanka reer Ivory Coast  Didier Drogba ayaa rigooradii guusha kooxdiisa u laaday una dhaliyay.

faahfaahinta ciyaartan ka dhageyso idaacadeena aroornimo ee 6:30ka saacadu markey tahay Africada Bari.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid