24.03.2012
Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qubbanayaal xiiso badan iyo qeybta koowaad ee wareysi aan la yeelanay fannaanada Luul Jeylaani.