Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Dastuurka: Xuduudaha iyo Baarlamaanka


Barnaamijka Madasha Dastuurka ee maanta waxan ku lafo guraynaa xuduudaha Somalia iyo Aqallada uu baarlamaanku ka koobnaan doono, anaga oo doodda ku salaynaya sida ay ugu qoran yihiin dastuurka KMG ee Somalia.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG