Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Madasha Dastuurka: Nuqulka Labaad


Waa qeyb kale oo ku saabsan qaybo-qoraalka dastuurka Somalia.

Qeybta maanta waxaan idiin ku haynaa, saddex ka mid ah cutubyada qabyo-qoraalka, natiijada ra'yi uruurin ay samaysay VOA iyo waliba wasiirka Dastuurka, C/raxmaan Xoosh oo ka jawaabaya su'aallo ay weydiinayaan qaar ka tirsan dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG