Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 06:58

War / Soomaaliya

Barnaaminka Gaarka ah ee Ciidda

Barnaamijka Gaarka ah ee CiiddaBarnaamijka Gaarka ah ee Ciidda
x
Barnaamijka Gaarka ah ee Ciidda
Barnaamijka Gaarka ah ee Ciidda
Qiyaasta qoraalka - +
Maanta waxaa dunida Islaamka looga dabbaaldegay munaasabadda Ciid Al-Fitri kasib markii uu soo dhammaaday 30-ka malamodo ee soonka oo ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee Islaamka.

Madaxweynaha Soomalaiya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra'iisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasna Sheekh Aadan iyo madax kale ayaa dadweynaha kula tukaday masaajidka isbahaysiga.

Magaalada Garoowena waxaa ka dhacday munaasabad lagu tukaday salaadda Ciidda. Sidoo kale waxaa dabbaaldegyo ay ka dhaceen Somaliland, Jabuuti iyo Nayroobi.

VOA ayaa idiinku talogashay barnaamij gaar ah oo ku saabsna munaasabadda ciidda - hoos ka dhagaystay.