Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhig Buugaag oo ka Socda Muqdisho


Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay bandhigga
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay bandhigga

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda bandhigga caalamiga ah ee buugaagta, waana markii ugu horreysay ee muddo ka badan 25 sano Muqdisho lagu qabto.

gaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda bandhigga caalamiga ah ee buugaagta, waana markii ugu horreysay ee muddo ka badan 25 sano Muqdisho lagu qabto.

Madaxweynaha Somalia ayaa maanta ka qeybgalay bandhigga buugaagta, isagoo hadalna ka jeediyay sidoo kalena su’aallo goobtaasi lagu weydiiyay.

Bandhiggan buugaagta waxaa ka buugaag boqolaal gaaraya ku soo bandhiggay qalinley Soomaaliyeed, waxaana ka mid ah Aburkar C/laahi “Duceysane” oo ah qoraaga ugu yar oo 16 jir ah iyo Faadumo Cabdi Cali.

Labadoodaba waxaa wareystay, weriyaheena Maxamed Cabdi Sandheere. Hoos ka dhageyso.

Bandhigga Buugaagta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

XS
SM
MD
LG