Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain: Soomaali Loo Doortay Gole Deegaan


UK map
UK map

Xaafadda Moss Side ee magaalada Manchester oo ay ku badan yihiin dadka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay qof Soomaali ah oo ka tirsan xsbiga Labour-ka ama Shaqaalaha ee dalka Biritan u doortay in uu noqdo Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Moss Side.

Mahdi Xuseen Shariif Maxamed oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay guushan isagoo sheegay in uu wax ka qaban doono dhiobaatooyinka xagjirka ee magaaladaasi ka jira iyadoo ay magaaladaasi ka tageen ilaa 6 qof oo dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiray kooxda ISIS ee Syria.

Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdi Weli ayuu u warramay

Soomaali lagu doortay Manchester
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


XS
SM
MD
LG