Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda: Saldhig ISIS Ayaan Burburinay


Wararka lagu baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in cutub ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba bur-buriyeen saldhig lagu tababbaro maleyshiyada ka tirsan kooxda Daacish ee ka go’ay dhawaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Hase yeeshee Saraakiisha Nabadsugidda Qaranka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inaysan waxba kala socon saldhig ay Daacish ku leedahay Janaale iyo weerarkan midna.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa arintan ka wareystay Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cali Cabdullahi Isaaq.

Warar sheegaya in la Weeraray ISIS
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00

XS
SM
MD
LG