Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota oo Dalbaday in TSA la Baaro


Soomaalida Minnesota
Soomaalida Minnesota

Hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota ayaa codsaday in deg-deg ah loo baaro eedaha sheegaya in hay’adda TSA ay beegsato bulshada Soomaalida.

Shir jaraaid oo Minneapolis ay ku qabteen ayay jaaliyaddu ku sheegtay in bulsho si gaar ah loo beegsado aanay dastuuri ahay, dowladduna ay arrintaasi si sax ah u baarto.

Maxamuud Mascadde weriyaha VOA ee Minneapolis ayaa wareystay Ismaaciil Maxamed Xaaji oo ah maamullaha masjidka Abu-Bakar oo ka mid ah xubnihii shirka jaraaid qabtay.

Soomaalida Maraykanka oo Dalbaday in la Baaro TSA
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG