Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Maqaamka Muqdisho


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay VOA da kaga hadlay arrimo kala duwan.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay VOA da kaga hadlay arrimo kala duwan.

Qaybtan ayaa waxa uu madaxweynaha kaga hadlayaa doorka ay dawladda federaalka Soomaaliya ku leedahay soo xulida baarlamaanka cusub, maqaamka caasimada Muqdisho iyo gabdhaha Sacuudiga u shaqo tagaya.

Madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow ayaa wareystay madaxweyne Xasan Sheekh.

Wareysiga Madaxweyne Xasan Sheekh
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

XS
SM
MD
LG