Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ehellada Dadkii Badda ku Dhintay


Tirada Soomaali ku Dhimatay Dooni Degtay
Tirada Soomaali ku Dhimatay Dooni Degtay

Magaalooyin badan oo ka mid ah Somaliland ayaa waxa laga dareemay geerida dadkii dhawaan ay doontu kula degtay inta u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga.

Qaar badan oo dadkaas ka mid ayaa ka tagay deegaanada Somaliland.

Ehelada qaarkood ayaan wali wax war ah ka haynin dhimashada dadkoodii, halka qaarna ay heleen warar xaqiijinaya geerida ciddii kaga jirtay doonnidaas.

Warbixintan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray oo arrintaasi ku eegaya weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Warbixin: Barkhad Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

XS
SM
MD
LG