Qeybta 314-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxa ay ku saabsan tahay qeyb saddexaad oo ku saabsan taxanihii abaarta iyo maansada roob doonka ee Soomaalidii hore.
Waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.