Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siduu Xasan Xanafi Ku Noqday Xagjir?


Xasan Xanafi oo la toogtay
Xasan Xanafi oo la toogtay

Maxkamadda Miltariga ee dowladda Somalia ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji.

Maxkamadda Miltariga ee dowladda Somalia ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii.

Xasan Xanafi, ayaa dugsiga sare uga baxay magaalada Muqdisho, waxaana uu macallin ka soo noqday isagoo da’ayar mid ka mid iskuulada Luuqadaha ee Muqdisho.

Wariyeyaashii ay soo wada shaqeeyeen iyo saaxibadii waxey ku amaani jireen firfircooni iyo bulshanimo, laakiin waxaa oo dhan kama aysan hor joogsan inuu ku biiro ururka xag jirka ah ee Al-shabab, iyo inuu shaqadii wariyenimo ku bedesho shirqoolka saaxibaddii ay saxaafadda ka wada shaqeynayeen.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa warbixinta uu ku eegaya sadii uu Xanafi ugu biiray xag jirka.

Warbixin gaar ah: Xasan Xanafi
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:59 0:00

XS
SM
MD
LG