Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddida Doorashada ee Somaliland oo Go'aanka Siilaanyo Taageeray


Siilaanyo
Siilaanyo

Guddida doorashooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay inay aqbaleen go’aanka madaxweynaha Somaliland ee lagu hakinayo diiwaangelinta doorashooyinka.

Go’aankan oo saameyn doona gobollada qaar, ayaa la qaatay dhowr maalmood kahor, sababo la xiriira abaaraha ka jira Somaliland.

Guddiga ayaa sheegay inaanu jiri doonin dib u dhac ku yimaadda doorashooyinka Somaliland oo ay sheegeen in wakhtii loogu talagalay ay ku dhici doonto.

Weriyaha VOA Barkhad Kaariye ayaa waraystay afhayeenka guddida doorashada Siciid Cali Muuse.

Guddiga Doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG