Isku xirrada

War Deg-Deg ah

3 qof oo Ku dhaawacantay Baladweyne


Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya in saddex qof ay dhaawacmeen kadib markii iska horimaad uu dhexmaray ciidamada amniga iyo dadweyne taageerayey mowqifka odayaasha dhaqanka ee Beledweyne ay ka qaateen shirka maamul samaynta ee ka socda magaalada Jawhar.

Magaalada waxaa ku sugnaa tan iyo shalay madaxeynaha Soomaaliya Md, Xasan Sheekh Maxamuud oo isku dayaya in odayaasha diiddan shirka ugu qanciyo inay kasoo qayb galaan. Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Bannaanbaxyada Baladweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:18 0:00

XS
SM
MD
LG