Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jowhar: 20 Qof oo Shuban Biyood u Geeriyooday


Cudurka ayaa dad badan kusoo ritay tuulooyinka Maandheere, Raqeyle iyo Bacaadley oo hoos taga degmada Jowhar.

Tan iyo markii biyo yarida lagu arkay wabiga Shabeele, dad ka badan ilaa 20 Qof ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday Magaalada Jowhar.

Cudurka ayaa dad badan kusoo ritay tuulooyinka Maandheere, Raqeyle iyo Bacaadley oo hoos taga degmada Jowhar.

Waxaa sidoo kale jira dad badan oo cudurka uu soo ritay oo isbitaalka la dhigay, kuwaas oo u badan carruur.

Warbixin ku saabsan dhibaatada biyo la’aanta iyo caafimaad-darrada la socota waxaa warbixintan nooga soo diray weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Dad u dhintay cudurka shuban biyoodka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG