Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Keenay Biyo Yaraanta Wabiga Shabeelle?


Wabiga Shabeelle
Wabiga Shabeelle

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ethiopia oo biyo-xireen weyn gudaha dalkeeda ka sameysatay iyo roob yari jirta ay sababtay inuu yaraado heerka wabiga Shabeelle ee mara gobollo ka tirsan Soomaaliya.

Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa wareysi la yeelatay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf A. Hagar oo ku sugan Beledweyne.

Dhageyso Biyo yaraanta Wabiga Shabeelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG