Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaro Daran oo laga Soo Sheegayo Puntland


Deegaanno ka tirsan Puntland ayaa waxaa ka taagan xaalad abaareed oo sababtay in ay ka hayaamaan dadka reer guuraaga ah sidoo kale waxaa jira in ay gabaabsi noqdeen biyaha laga helo ceelasha.

Magaalada Bosaaso waxaa imika ka socda gurmad loo fidinayo dadka ay abaartani saamaysay taasoo ay hormuud ka yihiin qaar ka tirsan culumada.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay Boosaaso.

Abaaraha Puntland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG