Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ammaanka Garoonka Adan Cadde


Garoonka Muqdisho
Garoonka Muqdisho

Jeneraal Burhaan Cali Kaar oo horey u ahaa taliyihii nabad sugida garoonka Muqdisho ayaa ka hadlaya daldaloolada amni ee garoonka.

Amaanka garoonka magaalada Muqdisho ayaa su’aalo badani ay ka soo baxeen ka dib markii la ogaadey in qaar ka mida shaqaalaha garoonka ay fududeeyeen qaraxii diyaarada Daalo ka dhex dhacay iyadoo hawada ku jirta.

Qaraxaas ayaa sababay dhaawaca laba ka mid ah rakaabka iyo in qofkii la sheegey inuu qaraxa wadey uu diyaarada ka baxay kadibna geeriyoodey.

Kaamirooyinka qarsoon ee loo yaqaan CCTV ee ku xiran garoonka ayaa muujiyey qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka oo gacan ka geysanaya in Laptop loo adeegsaday qaraxa laga gudbiyo garoonka.

Hadaba dul duleelada ammaanka garoonka magaalada Muqdisho ayaa Falastiin Axmed Iiman waxa ay ka wareysatey Jeneraal Burhaan Cali Kaar oo horey u ahaa taliyihii nabad sugida garoonka Muqdisho.

Xaaladda amniga garoonka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00


XS
SM
MD
LG