Barnaamijka Qurbe oo had iyo goor ba aan kaga hadalno Qurba joogta iyo xaalahadooda nolosha ayaa todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Qurabaha iyo Fanaanka, waxaana marti ku ah fanaanka Xassan Wado. Sahra Abdi Ahmed ayaana barnaamijka noo soo diyaarisey.
Qeybta hoose ka dhagyso