Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Xasan Sheekh oo Baarlamaanka ka Hadlay


Xasan Sheekh Maxamuud
Xasan Sheekh Maxamuud

Kulan oo ahaa mid gaar ah oo uu madaxweynuhu codsaday ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin shirkii madasha wadatashiga, shilkii dayuuradda Daallo, iyo arrimaha dhalinyarada ee Alshababka tirsan ee la qabto iyo in damaanad lagu sii daayo.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa inoo haya wariyaha VOAda Jacfar Kuukaay.

Dhageyso warbixinta Md. Xasan
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:59 0:00

XS
SM
MD
LG