Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Faaqidaadda: Go'aannadii Madasha


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go’aanadii kasoo baxay shirkii madasha wada-tashiga qaran.

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go’aanadii kasoo baxay shirkii madasha wada-tashiga qaran ee Muqdisho, ee ku saabsanaa habka doorashada Soomaaliya ee 2016.

Barnaamijka waxaan si gaar ah ugu eegeynaa in go’aanadaas ay ahaayeen kuwa ugu wanaagsan iyo inay waafaqsan yihiin dastuurka.

Waxaa barnaamijka ka qeyb galaya xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosj Jabriil, xildhibaan Cumar Cali Balash, agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Axmed Macalin Fiqi iyo Diini Maxamed Diini, oo ka tirsan ururada bulshada rayidka.

Waxaa barnaamijka Muqdisho kusoo diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:33:28 0:00


XS
SM
MD
LG