Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Qisaas ku Fulisay Saddex Qof


Somaliland Police
Somaliland Police

Somaliland ayaa saaka mar kale xukun qisaas ah ku fulisay sadex qof oo hore loogu xukumay dil toogasho ah, sadexdan qof ayaa laba ka mid ahi ay hore maxkamdu ugu heshay inay sanadii 2014 dileen kadibna gurigooda ku dhex aaseen ruux haween ah.

Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Xasan Maxamed Adan oo wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac u waramay ayaa ku dooday inay ka fiirsadaan dilalkan ka hor inta aanay fulin.

Somaliland oo Qisaas Fulisay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG