Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikrafoonka: RW Cabdiweli Sheekh


RW hore Cabdiweli Sheekh
RW hore Cabdiweli Sheekh

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa toddobaadkan diyaar ku ah Reysal wasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheekh Axmed, oo ka hadlaya arrimo dhowr ah. Waxa barnaamijka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Dhageyso Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:36 0:00

XS
SM
MD
LG