Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Shirka Madasha oo Berri Furmaya


Magaalada Kismaayo waxaa maanta tagay wufuud Soomaali iyo kuwo caalami ah waxaana lagu wadaa in maalinta berri ah uu ka furmo shirkii Madastasha Wadatahsiga Qaran.

Wufuudda maanta tagtay waxaa ka mid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, madaxweynahaaysha maamul goboleedyada Koonfur Galbeed, Puntand iyo Galmudug iyo weliba Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Itoobiya iyo madax ka socota Midowga Yurub.

Warbixintan waxaa inoo haysa Caasha Ibraahim Aadan.

Dhageyso shirka Kismaayo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG