Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Sharciga Saxaafadda Soomaaliya


Baarlamanka Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyey sharciga saxaafadda Soomaaliya. Sharcigan ayaa waxaa dhaliilay qaar ka mid ah suxufiyiinta Soomaaliya, oo sheegay inay ku jiraan qodobo aan la aqbali karin. Haddaba Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay aragtida laga qabo sharcigan. Waxaa barnaamijka ka qeyb galaya dhinacyada dowladda iyo qeybaha warbaahinta. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:36:52 0:00

XS
SM
MD
LG