Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Heshiiska Shirkii Madasha


Madasha wadatashiga
Madasha wadatashiga

Madaxda Soomaalida ayaa sheegay inay heshiis ka gaareen qaabka xulista xildhibaannada u dhici doonto sannadka danbe.

Madaxda ayaa shirkii Madasha ee shalay soo afjarmay waxay ku sheegeen in la sameyn doono laba aqal oo sharci darin ah (Aqalka Hoose iyo Aqalba Sare), waxayna sheegeen in xubnaha laba aqal ka qeybgali doona lagu soo xuli doono habka 4.5 iyo habka deegaanka oo isku dhaf ah.

Hasse yeeshee warar ay VOA heshay waxay sheegayaan in wali aan heshiis rasmi ah laga gaarin qaabka wax loo soo xulayo, waxayna dhinacyo ku ballansan yihin in bisha danbe ay mar kale ku kulmaan magaalada Kismaayo.

Haddaba natiijadda ka soo baxday shirkaasi iyo qaabka wax loo soo xulayo, waxaa falanqeynaya Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo macalin ka ah jaamacadda Qadar.

Dhageyso Falanqeyn Heshiiskii Shirka Madasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:28 0:00

XS
SM
MD
LG