Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afgooye: Afar Askari Oo Lagu Dilay Qarax


Buundada Afgooye
Buundada Afgooye

Qarax oo ahaa miino ayaa lala beegsaday baabuur nooca loo yaqaan Cabdi Bile ee dusha ka furaay oo askartu la socdeen.

Ugu yaraan afar ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa ku geeriyootay afar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Qarax oo ahaa miino ayaa lala beegsaday baabuur nooca loo yaqaan Cabdi Bile ee dusha ka furaay oo askartu la socdeen, kaasi oo marayey duleedka Afgooye.

Geerida askartan ayaa waxaa idaacadda VOA u xaqiijiyey ilo-wareedyo kala duwan, oo ku sugan degmada Afgooye.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa qaraxan iyo sidii uu u dhacay ka waraystay Iidow Maxamuud Axmed, oo ah taliye ku xigeenka nabadsugidda degmada Afgooye.

Wareysi: Qaraxa Afgooye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

XS
SM
MD
LG