Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muusikiste Maxamed Macaloow


Macloow
Macloow

Toddobaadkan waxaa kulan lagu qabtay Maktabadda Kongresska dalkan Maraykanka, waxaana lagu casuumay laba Fannaan oo ka kala socday Suudaan iyo Soomaaliya.

Agaasimaha Maktabadda ee Kongress-ka Maraykanka u qaabilsan Afrika iyo Bariga dhexe Mary-Jane Deeb ayaa fannaaniintan martiqaadka u fidisay.

Maxamed Macaloow Nuur oo ah Muuskiste caan ah oo Soomaaliyeed, ayaa ka mid ahaa fannaaniinta la marti qaaday, ka dib kulankiisaas ayuu nagu soo booqday dhismaha VOA ee Washington, Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu u waramay.

Dhageyso Wareysi Muusikiste Macloow
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

XS
SM
MD
LG