Isku xirrada

War Deg-Deg ah

9 Burcad Badeed Oo Laga Dejiyey Muqdisho


Burcad-badeed ku sugan badweynta
Burcad-badeed ku sugan badweynta

Dowladda Seychelles ayaa maanta 9 ruux oo ku eedaysnaa Bur cad badeed ka soo dejisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dowladaha Seychelles iyo Soomaaliya ayaa iska kaashaday soo celinta dhallinyarada oo maxkamad ku taalla Seychelles ay hore xukuno ugu riday.

Labada dowladood ayaa waxaa soo celinta dhallinyardan waxaa ka caawiyay hay'adda QM ee UNODC.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Burcad Badeed la geeyey Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:11 0:00

XS
SM
MD
LG