Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carwo Kalluun Oo Laga Furay Hargeysa


Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa maanta magaalda Hargeisa ka furay carwo lagu soo bandhigayo kalluunka oo ay soo qaban qaabisay wasaarada kaluumaysiga.

Carwadan oo shirkadaha wax soo saarka kalluunku ay ku soo bandhigeen noocyada kala duwan ee kalluunka ay soo jillaabaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay wafti ka socda dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa carwadan ka waraystay wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Buureed waxaana uu ugu horeyn weydiiyay ujeedada ay u sameeyeen.

Carwada Kalluumeysi ee Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG