Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya Oo Ciidamada Xuduudda Kordhineysa


Gaarissa
Gaarissa

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah isku dayo ay Kenya dooneyso inay uga hortagto maleehsiyada Al-Shabaab ee xadka kasoo gudbaya.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay kordhinayso ciidamada ay dhigayso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan maleehsiyada Al-Shabaab ee kasoo gudbaya.

Ururka Al-Shabab ayaa maleeshiyadiisu ay dhowr goor galeen tuulooyin ku yaalla Gobolka Waqooyi Bari iyaga oo dadka tuulalayada ah khudbado u jeediyey taasina waxay sii kordhisay in dawladda lagu canaanto gabais dhinaca la dagaalanka ururka Al-Shabab ah.

Xildhibaan Maxamed Mukhtaar Shidiye waxa uu ka mid yahay xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana uu VOA uga warramaya tallaabadan cusub. Waxaa wareystay weriye Maxamed Faarax Shire.

Wareysi: Xildhibaan Shidiye
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG