Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijkii Wicitaanka Dhagaystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan xiriirka sii xumaanaya ee waddamada Turkiga iyo Ruushka. waxaana marti ku ah Maxamed Cismaan Guudle oo Shahaadada PHD ka diyaarinaya siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah, wuxuuna wax ka dhigtnaa jaamacadda Istanbuul ee dalka Turkiga.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ka dhageyso sanduuqa madow ee hoose.

WICITAANKA DHAGEYSTAHA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:50 0:00

XS
SM
MD
LG