Isku xirrada

War Deg-Deg ah

FBI oo Baareysa Dil ka Dhacay Minneapolis


Hay’adda Dambi-baarista Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay inay sameyn doonto baaris dhinaca xuquuqda madaniga ah, ka dib markii la arkay saraakiil booliiska ka tirsan oo tooganaya nin madow oo ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka MN.

Duq magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa codsatay baaristan. Baaristani waxay garab socon doontaa mid kale oo uu sameynayo xafiiska ka hortagga dambiya ee gobolka MN.

Jamal Clarck oo 24 jir aha ayaa la toogtay, xilli uu muran la galay saraakiil jooga xaflad la qabanayey habeenkii Axadda. Mr. Clarck ayaa Axaddii isticmaalka ku dhintay

XS
SM
MD
LG