Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafti Soomaali Ah Oo Ku Sugan Sweden


Xubnaha waftigan ayaa la kulmay mas’uuliyiinta dalkaasi oo ay kala hadleen in lagu gacan siiyo qalabka iyo aqoonta loo isticmaalo dhanka tirakoobka.

Dalka Sweden waxaa ku sugan wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdullahi Sheekh Cali (Qaloocow).

Xubnaha waftigan ayaa la kulmay mas’uuliyiinta dalkaasi oo ay kala hadleen in lagu gacan siiyo qalabka iyo aqoonta loo isticmaalo dhanka tirakoobka.

Wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Wasiir ku-xigeenka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah, Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow, oo arrintan ka warreystay.

Wareysiga Qoloocow
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG