Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Go'aanka Baarlamanka Ay Kasoo Saareen Darbiga Kenya


Xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in ciidamada Kenya laga saaro dalka, sababo la xiriira darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudda.

Mas’uuliyiinta Mamaulka Jubba ayaa sheegay in dawladda Kenya ay joojisay dhismaha gidaarka laga dhisayey xuduudda u dhaxaysa labada waddan inkastoo aysan weli caddayn in talaabadanay tahay mid joogto ah.

Dhinaca kalena xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in ciidamada Kenya laga saaro dalka, dadka Soomaalida ah ayaa iyaguna weli aragtidooda ka dhiibanaya arrintan.

Fallanqeyn arrintan ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho ku diyaarisay weriyaheena Seynab Abuukar, oo aqoonyahanno ay kala qeyb galayaan.

Darbiga Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:02 0:00

XS
SM
MD
LG