Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Carabta Iyo S. America Oo Idlaaday


Madaxdii shirkaas ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo halkaas khudbad ka jeediyey.

Magaalada Riyad ee caasimadda dalka Boqortooyada Sacuudiga waxaa lagu soo geba gebeeyey shir ay lahaayeen madaxda dalalka Carabta iyo Laatiin Ameerika.

Waxyaabaha shirkaas looga hadlayey waxaa ka mid ahaa arrimaha dhaqaalaha iyo dhibaatooyinka ka jira qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Yemen iyo Syria.

Madaxdii shirkaas ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo halkaas khudbad ka jeediyey.

Qodobadii kasoo baxay geba gebadii shirkaas ayaa Axmed Cali Sheekh waxa uu ka warreystay Maxamed Cali Bulxan oo ah suxufi Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Riyad.

Shirka Carabta Iyo Laatiin Ameerika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG