Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sameynta Maamulka Hiraan iyo Sh. Dhexe


Hiiraan: Maamul goboleed kale oo lagu Dhowaaqay
Hiiraan: Maamul goboleed kale oo lagu Dhowaaqay

Waxaa soo baxaya walaac ay qaar ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka iyo odoyaasha dhaqanku ay ka qabaan, guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo ay dowladdu ku dhawaaqday .

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka jawaabayay walaacaasi ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale, dadka aan ku qanacsameyn guddigga farsamada maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe waxaa ka mid ah, Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo ka mid ahaa sixiixayaasha Maamul u sameynta lbadan Gobol. Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayuu ugu waramay magaalada Beledweyne..

Wararka iyo wareysiga Guddoomiyaha Gobolka hiiraan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso wararka iyo wareysiyada Maamul u Sameynta Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:22 0:00

XS
SM
MD
LG