Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota oo Isu-soo Bax Sameeyey


Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sameeyey isu soo bax ay ku dalbanayaan in gacan sharciga la horkeeno dadkii dilay nin Soomaali ah oo lagu magcaabi jiray Cabdixaafid Xaaji Maxamed oo toddobaadkii hore lagu dilay magaalada Minneapolis.

​Dadka isusoo baxa sameeyey ayaa sidoo kale dalbaday in cidda haysa macluumaad la xidhiidha dilkaas ay macluumaadkooda u gudbiyaan hay'adaha ammaanka magaalada.

Ka sokow Soomaalida, waxaa isu-soo baxay ka qayb galay qaar ka mida masuuliyiinta iyo laamaha ammaanka ee Minneapolis.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa halkan hoose ka dhegeyso.

Waraysiga isu-soo baxa Soomaalida Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00

XS
SM
MD
LG