Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba Beelood oo ku Dagaalamay Beled-xaawo


Ugu yaraan laba qof ayaa la sheegayaa inay dhinteen isla markaana uu hal qof dhaawacmay ka dib markii uu iska horimaad ku dhex maray magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo laba maleeshiyo beeleed oo magaaladaas wada dega.

Goobjoogayaal la hadlay VOA ayaa sheegay in dadkani dhinteen ka dib markii la isweydaarsaday rasaas culus.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ku salaysan yahay loolan qabaa’il.

XS
SM
MD
LG