Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Guulaha & Guuldarooyinka QM


Guulaha iyo guul darrooyinka ay la kulantay hay'ada Qarramada Midoobey toddobaatankii sano ee la soo dhaafay. Barnaamijka waxa ka qeyb galaya aqoonyahanno kala gaddisan oo faaqidaya arrimahan.

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka oo uu soo jeedinaayo Maxamed Cabdi Sandheere.

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:32:02 0:00

XS
SM
MD
LG