Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Dalbaday Sharciga Lacagaha


Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey
Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey

Xubin ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka laga dhaqangeliyo sharciyada la dagaalanka been xalaaleynta lacagaha iyo kuwa khuseeya maalgelinta argagixisada.

Xubin ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka laga dhaqangeliyo sharciyada la dagaalanka been xalaaleynta lacagaha iyo kuwa khuseeya maalgelinta argagixisada.

Maxamad Iidle Gheedi Herrow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Nairobi halkaasi oo xubno ka tirsan baarlamaanka ay muddo toddobaad ah ku qaadanayeen siminaaro ku saabsan xalaalaynta lacagaha sharcidarrada iyo kuwa lagu maalgeliyo argagixisada.

Weriyahayaga Maryan Maxamuud Barre ayaa kula kulantay Nairobi, waraysiga ay la yeelatayna waxayna ugu horrayn weydiisay waxyaabaha ay ka barteen siminnaarka.

Wareysi: Xildhibaan Maxamed Iidle
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG