Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fannaaniin Hargeysa Lagu Xiray


Xidigaha Geeska
Xidigaha Geeska

Fannaaniinta la xiray ayaa kala ah Nimcaan Cabdiraxmaan(Nimcaan Hillaac), Xamda Cabdikariin (Xamda Queen), Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) iyo Cabdiraxmaan Caydiid Oday.

Weli mas’uuliyiinta Somaliland kama hadlin sababta rasmiga ah ee fannaaniinta loo xiray balse guddoomiyaha fannaaniinta Xidigaha Geeska oo la hadlay VOA Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in sababtu ay tahay maadaama ay fannaaniintu bandhig fanneed ku soo dhigeen magaalada Muqdisho.

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in fannaaniintu aysan wax siyaasad ah ku lug lahahyn.

Wareysiga Abwaan Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo dhammaystiran hoos ka dhageyso.

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax)
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG