Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaabiis ka Baxsatay Xabsiga Laascaanood


Laascaanood
Laascaanood

Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, waxa ka baxsaday illaa iyo 16 maxbuus saaka, oo qaarkood ay ku eedeysanaayeen dilal.

Arrintani, ayaa waxa fududeeyay qaar ka mid ah ciidamadii ilaalada xabsiga iyo saraakiil ka tirsan ciidanka asluubta, sida uu VOA u sheegay guddoomiya Sool Yaasiin Maxamed Shidde.

Shidde, waxa uu sheegay in hal askari uu ku dhintay intii ay socotay isku dayga baxsadka maxaabiistii ku xirneyd xabsiga Laascaanood.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, ayuu guddoomiye Shirwac uga waramay sidey wax u dhaceen.

Dhegeyso wareysiga.

Wareysiga Shiddo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

XS
SM
MD
LG