Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Seylici oo ka Hadlay Abaaraha Somaliland


Hay’addaha samafalka ee ka howgala Somalia ayaa ku dhawaaqay in galbeedka Somaliland ay ka jirto abaar aad u daran oo ay ilaa imika ku dhinteen 13 qof.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Seylici, ayaa sheegay in abaarahan ay ka dhasheen roobab la rajeynaayay xilli roobaadyada oo aanan sidii la rabety u di’in.Seylici, ayaa tilmaamay in ay qeylo dhaan u direen hay’adaha caalamiga ayna suura gal tahay in ay abaartu saameyso illaa iyo in ka badan 40 kun oo qoys.

Halka hoose ka dhageyso wareysiga Madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxmaan Seylici

Wareysiga Seylici
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG