Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Madoobe oo la Caleemo Saaray


Caleemo Saarka Axmed Madoobe
Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Magaalada Kismaayo waxaa galabta lagu caleemo-saaray madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” oo dhawaan ay soo doorteen baarlamaanka maamulka Jubbaland.

Waxaa xafladda caleemo-saarka ka qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, RW Soomaaliya Cumar Sharmaarke, iyo madaxda Puntland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, C/wali Gaas, C/kariin Xuseen iyo Shariif Xasan.

Sidoo kale waxaa ka qeybgalay, Wasiirka Arr. Dibedda Ethiopia, xubno ka socday baarlamaanka Kenya oo u hoggaaminayay Adan Ducaale iyo wakiilka XGQM ee Somalia Nick Kay.

Dhageyso Caleemosaarka Axmed Madoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00

XS
SM
MD
LG